Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Soomaalida ku nool Turkey


MOGADISHU — Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay nolosha Soomaalida ku nool dalka Turkey. Barnaamijka waxaa marti ku ah Sheikh Maxamed Maxamuud Maxamed oo ah Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Turkey.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:01 0:00


XS
SM
MD
LG