Hay’adda Qaxootiga Adduuka Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa dowladda Kenya u gudbisay tilaabooyin ay ku doonayso sidii xal waara oo arrimaha Xuquuqda qaxootiga kuwaasoo ay UNHCR ay ku doonayso in lagu ogaado xal u helidda Qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma ee Kenya. Hadalka UNHCR ayaa imaanaya imanaya xilli uu dhowaan dhamaaday 14 casho oo ay Kenya u qabatay UNHCR inay dalkooda dib ugu celiso qaxootiga ku nool xeryahaasi.
Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.