Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Go’aanka Uhuru oo saameeyey ganacsiyada Soomaalida


Islii

Go’aanka uu madaxweyne Uhuru Kenyatta bandowga looga hortagayo mowjadda sadexaad ee cudurka COVID-19 dhowaan ugu soo rogay qeybo ka mid ah dalka Kenya ayaa si weyn u saameeyay ganacsiga iyo shaqooyinkii dadkii ka shaqeysan jiray huteelada iyo goobahii lagu isugu imaan jiray ee magaalada Nairobi.

Arrintan ayaa sidoo kale dhibaato horleh ku keentay ganacsigii suuqa Soomaalida Islii ee Nairobi.

Haddaba, saameynta gaarka ah ee ay dhibaatadaasi ganacsiga Soomaalida ee Nairobi uu ku keenay ayaa Cumar Ibraahim Xuseein oo ah xoghaya guddiga ganacsatada Suuqa Islii waxa uu u warramay Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed.

Go’aanka Uhuru oo saameeyey ganacsiyada Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG