Dowladaha Tukriga iyo Masar ayaa dhowaan yeeshay wada-hadallo lagu xalinayo khilaafka u dhexeeya labada dal.
Arrintan ayaa walaac badan ku abuurtay mucaaradka Masar oo uu Turkigu saldhig u ahaa. Hadaba maxaa keenay isku soo dhawaanshaha labada dhinac, Xuseen Barre ayaa warbixin arrintaas ku saabsan inoo haya