Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali badan oo lagu afduubtay dalka Koonfur Afrika


Dalka Koonfur waxaa ka dhacay dhowrkii toddobaad ee lasoo dhaafey afduubka dhowr qof oo Soomaali ah.

Afduubkii ugu dambeeyey waxaa booliiska ay kusoo badbaadiyeen Macallin Cabdullahi Xassan Maxamuud, oo sidoo kale raggii afduubtey lasoo xirey.

Bulshada Soomaaliyeed ee magaalada Johannesburg ayaa shalay si weyn uga dibad-baxay arrintan.

Sahra Cabdi Axmed ayaa hadddaba la xariirtey Axmed Maxamed Sheekh Xuseen oo ka mid ah dadkii dibad-baxaasi ka qeybgaley waxeyna ugu horeyntii waydiisey falalkii ugu dambeeyey?

Soomaali badan oo lagu afduubtay dalka Koonfur Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00


XS
SM
MD
LG