Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dacwadda Derek Chauvin oo maalintii saddexaad gashay


Waxaa maalinti labaad shalay la dhageystay dacwadda kiiska xasaasiga ah ee ku saabsan dilki magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota sannadki hore loogu geystay George Floyd oo ahaa nin ka mid ahaa bulshada madow ee Mareykanka.

Dacwadda ayaa mar kale maanta la dhageysan doonaa maalintii saddexaad.
Dacwad oogayaasha iyo qareennada difaacaya Derek Chauvin oo ah ninka loo heysto dilka Floyd, horayna uga tirsanaa ciidanka booliska Minnesota ayaa shalay su’aalo weydiiyay qaar ka mid ah marqaatidi goobta joogtay.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa innoo haya Nuur Xasan Nuur.

Dhageyso Maxkamadeynta Derick Chauvin
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00


XS
SM
MD
LG