Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nairobi: Soomaali hirgelisay adeeg Taxi oo u shaqeeya sida Uber


Catch Taxi
Catch Taxi

Aqoonyahanno iyo ganacsato Soomaaliyeed ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka hirgaliyay adeeg cusub oo nooca gaadiidka gaarka ah ee ay dadku adeegsadaan ah.

Shirkaddan oo lagu magacaabo Catch Taxi ayaa ka hawlgasha guud ahaan caasimadda Kenya ee Nairobi iyadoo ay tani noqonayso shirkadii ugu horrayso oo u shaqeysa nooca Uber-ka oo kale oo ay Soomaalidu ka hirgaliyaan dalkaasi Kenya.

Haddaba Naafic Maxamed Cumar oo ah maamulaha shirkadda Catch Taxi ayaa wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud ugu warramay sida ugu suuragashay inay adeeggaan ganacsi ay kusoo kordhiyaan suuqa Nairobi.

Nairobi: Soomaali hirgelisay adeeg Taxi oo u shaqeeya sida Uber
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00


XS
SM
MD
LG