Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Kaalinta Qurba-Joogta Soomaalida ee Denmark


MOGADISHU — Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay kaalinta qurba joogta Soomaaliyeed ee ku nool Denmark ee ka caawinta dadka ay abaaraha iyo fatahaadugu saameeyeen ee gudaha Soomaaliya.

Barnaamijka oo uu marti noogu yahay Axmed Cabdiraxmaan Cumar (Dharbaaxo) oo ah la taliye hay’adda Danish Refugee Council ee DRC loo soo gaabiyo. Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

please wait

No media source currently available

0:00 0:11:18 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG