Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Marin biyoodka Suez Canal oo xannibmay


Egypt Suez Canal

Saddexdii maalmood ee ugu danbeeyey waxa xanniban marin biyoodka Suez Canal oo muhiim u ah nolosha dunida, gaar ahaan maraakiibta sida badeecadaha u kala goosha qaaradaha adduunka.

Marinkan oo uu xanibay markab weyn oo sida kumanaan tan oo badeecad ah ayay wali sidaan dedaallada ku aadan sidii looga leexin lahaa jidka.

Warkan waxa Qaahira nooga soo diray wariyahayaga Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG