Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Noocyada Tallaalka COVID-19


MOGADISHU — Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay noocyada tallaalada COVID-19 iyo waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin.

Barnaamijka oo uu marti noogu yahay Dr. Cabdiqani Cismaan Yuusuf oo ka howlgala Isbitaalka Mahdi ee magaalada Hargeysa, horeyna uga soo shaqeeyay waaxda caafimaadka NHS ee dalka Britain. Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:28 0:00


XS
SM
MD
LG