Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yurub oo isku Diyaarineysa Wareeg Saddexaad oo COVID19 ah


COVID19
COVID19

Dowlada Jarmalka ayaa ka digtey in uu xanuunka COVID-19 ku soo labakacleeyo dalka iyada oo Yurub oo dhami ka digeyso wajji saddexaad oo xanuunku ku faafo.

Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa sheegtay in ay u badan tahay in loo baahan yahay in dib loo soo celiyo xayyiraadihii dalka saarnaa. Wadamada Faransiiska, Poland iyo dalal kale oo Yurub ku yaala ayaa iyaguna soo celinayo bandowyo kala duwan.

Warbixin amuurtan ku saabsan waxa magaalada London inooga soo diray wariyaha VOA-da ee Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Yurub oo COVID19 ku soo Badanayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00


XS
SM
MD
LG