Soomaaliya waxa ka socda bixinta talaalka xanuunka Covid-19 kadib markii dhawaan ay soo gaartay shixinad ka mid ah talaalkaasi, iyadoo uu ku soo beegmay xili mudooyinkii u danbeeyey la arkayay kiisas cusub oo hor leh oo ah xanuunkan.
Warbixintan waxa Muqdisho nooga soo dirtay wariyahayga Saynab Abukar Maxxamed.