HAGUE —
Maxkamada Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa maanta billowday dhagaysiga dacwadda kiiska muranka soohdin badeedka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Dhageysiga maanta ayaa yimid ayada oo Kenya ay maxkamadda ku wargelisay inay ka baxdan kiiskan, oo aanay ka qeyb-geli doonin dhageysiga, sida ay werisay warbaahinta gudaha ee dalkaas.
Haddaba, maxa laga filan karaa dacwaddan? Haddiise Soomaaliya ay diyaar tahay Kenya-na aysan ka qeybgalin dhagaysiga, ma ka dhigan tahay in Soomaaliya loo xukmin doona kiiska?
Su'aalahaasi iyo kuwa kale ayay Sahra Cabdi Axmed weydiisey Dr. Axmed Cali Khaire oo shahaaddada PhD ku haysta sharciyada caalamiga ah, joogana Muqdisho.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available