Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta ay yeelan karto lacagta la siinayo shacabka Mareykanka


Dadweyne badan oo Mareykan ah ayey durba gaartey kaalmada lacageed ee ay dowladu siineyso shacabka Mareykanka.

Lacagtan oo qofkiiba uu helayo 1,400 oo dollar ayaa looga gol leeyahay in lagu caawiyo shacabka Mareykanka ee dhaqaalahoodu heerka dhexe iyo hoose yahay.

Lacagtan ayaa sidoo kale gacan ka geysaneysa dhaqaaqa dhaqaalaha Mareykanka, oo la filayo inay sare u qaado.

Haddaba sidee suuqyada dhaqaalaha iyo bulshaduba uga faa’iideysanayaan kaalmadan dhaqaale ee dowladda ay bixineyso. Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan ku eegeysa arrintaas.

Saameynta ay yeelan karto lacagta la siinayo shacabka Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00


XS
SM
MD
LG