MOGADISHU — Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay baahida ogsajiin ee ay wajahayaan isbitaallada la tacaala cudurka COVID-19.
Barnaamijka oo uu marti noogu yahay Cabdullaahi Nuur Cismaan oo ah Guddoomiyaha Hormuud Salaama Bank Foundation oo taageero siiya isbitaallada Muqdisho. Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.