Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minneapolis oo Magdhow Siisay Qoyska George Floyd


Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa magdhow gaaraya 27 Million oo doollar siisay qoyska George Flyod, oo magaalada ku eedeeyey dilkiisa. Lacagtan ayaa qaarkeed waxaa lagu kaalmeyn doonaa xaafaddii uu dilkan ka dhacay, gaar ahaan goobta isaga loogu magacdaray, oo ganacsiyadii ku yaalay ay waxyeelo ka soo gaartay rabshadihii ka dhashey dilkii Floyd.

Dhinaca kalena, waxaa wali socda soo xulistii xeer-beegtida dacwada Derek Chauvin oo ah askariga loo heysto dilkii Floyd.

Hadaba Falastiin Axmed Iiman ayaa arrimahan ka wareysatey Garyaqaan Amiin Harun.

Qoyska Floyd oo Magdhaw La Siiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00



XS
SM
MD
LG