Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xeer-beegti Dheeraad ah oo loo Xulay Dacwadda George Floyd


Illaa lix ka tirsan xeer-beegtida dhageysan doonta dacwadda dilkii George Floyd ee gobolka MN ayaa la xulay, iyada oo tirada guud ee loo baahan yahay ay tahay 12.

Haddaba faahfaahinta halka ay wax marayaan ayaa Jacfar Kuukaay uu ka wareystay Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle oo ka hawlgala gobolka Minnesota.

Dhageyso Xulista Xeer-beegtida
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00


XS
SM
MD
LG