Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Qarax lala beegsaday baabuur loo adeegsado wacyi-gelin


Muqdisho
Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta qarax ka dhacay degmada Kaaraan uu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday baabuur kuwa bod baahiyuhu ku rakiban yahay oo loo adeegsanayey in dadka lagaga wacyigeliyo xanuunka COVID-19.

Faah-faahinta warkan waxaa Muqdisho kasoo wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed.

Muqdisho: Qarax lala beegsaday baabuur loo adeegsado wacyi-gelin
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00


XS
SM
MD
LG