Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xulista xeerbeegtida dacwaddii George Floyd oo Minnesota ka billaabatay


Talaadadii shalay waxaa gobolka Minnesota ka billowday xulista xeer-beegtidii go’aanka ka gaari lahayd kiiska George Floyd oo ahaa nin madow oo ku baxay gacanta nin booliis ah oo caddaan ah.

Haddaba halka ay xulistu marayso iyo tallaabooyinka xiga ayaa wariyaha VOAda Nuur Bukhaari uu ka wareystay Garyaqaan Amiin Haaruun oo ka hawlgala gobolka Minnesota ee ay dacwadu ka socoto.

Dhageyso Xulista Xeerbeegtida
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00


XS
SM
MD
LG