Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iskuullada Mareykanka oo badankood dib loo furayo bishan


Badi dugsiyada waxbarashada ay dawladdu maamusho ee dalka Maraykanka oo xidhnaa muddo sanad ah ayaa ardaydu ay dib ugu noqonaysaa fasalladii ay wax ku baranayeen.

Bishan March ayay ardayda badankoodu dugsiyada dib ugu noqonayaan, iyaga oo wajahaya xeerar iyo habraacyo cusub oo ka duwan sidii hore, oo loo soo rogay sabab la xiriirka cudurka COVID-19.

Dugsiyada ayaa badankood la xiray sanad kahor kadib markii caalamka uu ka dillaacay cudurka, waxaana kadib waxbarashada lagu qaadanayey hab online ah.

Sahra Ciidle Nuur, waa warbixin arrimahaa ku saabsan inoo haysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG