JIGJIGA —
Waxaa caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida ee Jigjiga lagu soo geba-gabeeyay tartankii 8-aad ee ciyaaraha DDS iyadoo koobkana ay qaadeen kooxdii ka socotay maamulka magaalada jigjiga, oo gool ku laad kaga badiyay kooxda kubada cagta ee gobolka Jarar.
Warbixintan waxaa magaalada Jigjiga kasoo direy weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.