Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Makarafoonka


Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay guul-darradii ku timid wadahadal u socday Ra'iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo musharraxiinta mucaaradka ah.

Barnaamijka oo uu marti noogu yahay Mursal Maxamud Saney oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ee fadhigiisu yahay Muqdisho. Waxaa barnaamijka soo soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:03 0:00


XS
SM
MD
LG