Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka iyo QM oo Eritrea ka Dalbay inay Ciidankeeda kala Baxdo G. Tigray


Qaramadda Midoobay iyo dowladda Maraykanka ayaa dalbanaya in ciidamada Eritrea ay ka baxaan gudaha gobolka Tigray ee dhawaanahan dagaallo ay ka socdeen. Addis Ababa iyo Asmara ayaa labaduba beeninaya in ciidamo ka tirsan Eritrea ay halkaasi joogaan.

Warbixintan waxaa noo haya Jamal Ahmed Osman.

Dhageyso Warbixinada Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00


XS
SM
MD
LG