Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Washington oo heegan la geliyey xilli weeerar laga cabsi qabo


Magaalada Washington, gaar ahaan xarunta Congress-ka Maraykanka ayaa amnigeeda heegan buuxa la galiyay kaddib markii boolisku iyo hay’addaha amnigu ay sheegeen inay heleen hanjabaado ah in maleeshiyo ay damacsan tahay in maanta xarunta ay xoog ku galaan.

Kulan maanta ay yeelan lahaayeen xubnaha Aqalka Wakiilada ayaa la baajiyay sababo la xiriira cabsida amniga ee jirta awgeed.

Xarunta Capitol Hill ee Congress-ka ayaa waxaa 6-d—Janaayo xoog ku galay taageerayaashii madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, kuwaas oo diidanaa natiijada doorashadii looga adkaaday.

Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan diyaarisay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:49 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG