Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo heshiis koronto la saxiixatay shirkad Kenyan ah


Koronto
Koronto

Dalka Djibouti oo ka mid ah meelaha adeegga korantadu ugu qaalisan yahay dunida ayaa dhawaan heshiis la gashay shirkadda soo saarta Tamarta Korontada dalka Kenya ee magaceeda loo soo gaabiyo (KenGen).

Qandaraaska dhinaca tamarta korantada ah ayaa ku kacaay lacag dhan US$6.45 million.

Wariyaha VOA da Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan kasoo diray Nairobi.

Kenya iyo Jabuuti oo heshiis kala saxiixday
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00



XS
SM
MD
LG