Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'adda Amnesty oo sheegtay in boqolaal dad ah ay ku xasuuqeen ciidanka Eritrea gudaha Ethiopia


Isaias Afwerki

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty international ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in boqolaal qof oo rayid ah ay ciidamda Eritrea ku xasuusqeen magaallada lagu magagaabo Axum ee dalka Ethiopia.

Wakhtigii uu socday dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada dowladda dhexe ee Ethiopia iyo maamulka gobolka Tigray ayaa lageystay xasuuqaas sida uu sheegay wakiilka Amnesty International Daniel Bekele.

Wariyaha VOA Sahra Ciidle ayaa warbixintaas noo soo koobaysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG