Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Afti loo qaadayo qorshaha BBI iyo aragtida Soomaalida


Dowladda Kenya ayaa isku diyaarinaysa inay afti dadweyne ay u qaaddo qorshaha la doonayo in wax looga badalo dastuurka dalka Kenya kaasoo aftida kadib lagu wado in Kenya ay yelan doonto ra’iisla wasaare.

Arrintan ayaa ka dambaysay kadib markii inka badan 30 ismaamulada dalkaasi ay ansixiyeen qorshaha BBI ee (Building Bridges Initiative).

Dhinaca kale, madaxda gobbolka Soomalida ee Waqooyo Bari ayaa waxa soo baxaya inay ku kala aragtid duwan yihiin qorshahan oo aysan isku raacsanayn.
Warbixintan waxaa Nairobi kusoo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Kenya: Afti loo qaadayo qorshaha BBI iyo aragtida Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00


XS
SM
MD
LG