Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain: Hoos u dhac ku yimid faafitaanka Coronavirus


Xoghayaha Caafimaadka ee Britain Matt Hancock ayaa sheegay in warbixino kasoo baxay wasaarada caafimaadka ay tilmaamayaan in uu is dhimay fiditaanka xanuunka Covid19 ee dadka la talaalay.

Hancock ayaa sheegay in dadka cusbitaalada u galaya xanuunkaas ay siddoo kale aad u yaraadeen marka loo eego bilowgii markii uu xanuunku dilaacay. Dowlada Britain ayaa dooneysa in dhamaan dadka qaan gaadhka ah la talaalo ugu danbeyn bisha Julay ee sannadkan.

Warbxin arrintaas ku saabsan waxa londonb inooga soo direy wariyaha VOAda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

BRITAIN COVID19
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00


XS
SM
MD
LG