War Deg-Deg ah

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

VOA microphone
VOA microphone

Barnaamijkii Faaqidaadda ee todobaadkani waxaan ku eegeynaa cakirnaanta siyaasadda Somalia iyo xiisadaha ka dhashay ee ka oogan Muqdisho.

Waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka

No media source currently available


XS
SM
MD
LG