MELBOURNE —
Dowladda Australia ayaa maanta oo Arbaca ah khafiifisay xayiraaddii ka hortagga COVID-19 ee saarneyd gobolka Victoria, kaddib marki uu hoos u dhacay faafista xanuunka.
Warbixintaan waxaa Melborune kasoo diray, wariyaha VOA-da, Ibraahim Cumar Baafo.