Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay in mar kale uu Senate-ka dambi ku waayey Trump?


Madexweynuhii hore ee Mareykanka, Donald John Trump ayaa mar kale lagu waayey wax dambi kadib dacwaddii uu Golaha Senate-ka u qaaddey todobaadkii hore.

Trump ayaa waxa uu ku eedeysnaa inuu huriyo rabshadihii ka dhacay xarunta Congress-ka, halkaasi oo ay 6-dii Janaayo ay galeen qaar ka mid ah taageerayaashiisa.

Caasha Ibrahim Aadan oo ka tirsan VOA ayaa sida uu xukunka uu u dhacay, iyo wax ay ka dhigan tahay ka wareysatay Madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxaman Yabarow oo aalaaba ka faallooda siyaasadda Mareykanka.

Maxay ka dhigan tahay in mar kale uu Senate-ka dambi ku waayey Trump?
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:09 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG