QAAHIRA —
Mas’uuliyiin u hadashay dawladda Masar ayaa sheegay inuu burburay wada-hadalkii u dhexeeyay dalalka Masar, Sudan iyo Ethiopia, ee ku aadanaa muranka biyo-xireenka ay dawladda Ethiopia ka dhistay webiga Nile.
Doodda ugu weyn ee biyo-xireenka ayaa ka taagan muddada ay Ethiopia ku buuxineyso, ayada oo dalalka Masar iyo Sudan ay ka cabsi qabaan in biyaha webiga ee soo gaaro ay yaraan doonaan haddii deg deg loo buuxiyo biyo-xireenka
Wariyaha VOA ee Qaahira Xuseen Cismaan Saxnuuni ayaa warbixintan soo diray.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available