Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shan Soomaali ah oo 24 saac gudahood lagu dilay South Africa


Inta la xaqiijiyey shan dhallinyaro Sooamaliyeed ah ayaa lagu diley a gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika 24 kii saac ee lasoo dhaafay.

Dadka la diley oo la dhacay dukaamadooda ayaa waxaa ku jirey laba wiil oo wallaalo ah oo midkood dhaawac daran oo soo gaarey u ugu jiro miyir doorsan (Koma), halka kan kalena uu dhintey.

Dadka Soomaalida ah ayaa shaley ka sameeyeey gobolkaasi isu soo bax ballaaran, kadib aaska dhallinyarada la diley.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka kula xariirtey Ismaaciil Maxamuud iyo Maxamed Mahad Cali oo labaduba ka mid ah Jaalliyada Sooamalida iyo ganacsatada gobolkaasi.

Dilalka Soomaalida S Africa.
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00


XS
SM
MD
LG