Isku xirrada

War Deg-Deg ah

WHO oo ku Talisay in Talaalka AstraZenecca loo Adeegsado Afrika


Ururka Caafimaadka Aduunka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo WHO ayaa sheegay in talaalaka Jaamacadda Oxford – ee AstraZeneca ee xanuunka COVID-19 uu badbaadin karo nolosha dad badan, waxayna ku talisay hey’addu in loo iscticmaalo Africa, xitaa muunadda cusub ee xanuunkan ee Qaaradda wareegaya.

WHO waxay sheegtay in 3.7 malyuun oo qof uu xanuunkan ku dhacay ku dhawaad 100 malyuun oo qofna ay u dhinteen.

Wariyaha VOAda Lisa Schlein rayaa warbixintan ka soo dirtay Geneva, Cabdixakiim Maxamud Shirwac ayaa inoo soo jeedinaya.

Dhageyso Warbixinta Talaalka AstraZenecca
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:50 0:00


XS
SM
MD
LG