Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jigjiga: Gabar ku Shaqeysa Xirfadda Makaanignimada


Ka shaqaynta geerashyada gaadiidka ma aha shaqo fudud, oo looga bartay haweenka Soomaaliyeed balse magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Somalida ee Ethiopia waxaa aad looga hadal hayaa gabadh dhalinyara ah oo ka hawl gasha mid kamid ah geerashyada ku yaala magaaladaas kuna shaqaysa xirfada makaanikada.

Wariye VOA uga so waramaya Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.

Dhageyso Gabadha Makaanigga ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00


XS
SM
MD
LG