WASHINGTON —
Kooxda maamuleysa qaadista dacwadda ka dhanka ah madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii shalay soo bandhigay muuqaallo oo aan horey loo arag oo la xiiira weerarkii 6-dii Janaayo lagu qaaday dhismaha Congress-ka ee magaalada Washington.
Muuqaalkaas ayaa xoojinayay doodda xubnaha Dimuquraadiga ee ahin Madaxweyne Trump uu ku lug lahaa rabshadihii dhacay maalintaas, islamarkaana uu isaga huriyey.
Wariyaha VOA-da arrimaha Congaress-ka uga soo waranta Catherine Gypson ayaa warbixintan diyaarisay, waxaase soo jeedinaya Xuseen Barre Aade.
Facebook Forum