LONDON —
Qaar ka mid ah masaajiddada Barriga magaalada London iyo magaalada Birmingham ayaa laga billaabay in lagu talaalo dadka muslimiinta ah ee ku nool deeganadaas.
Waxa iyagana talaalada, oo ah kuwa COVID-19 laga billaabay garoomada kubadaha qaarkood iyo xarumo ay leeyihiin jaaliyadaha.
Warbixin arrinaas ku saabsan waxa London kasoo direy wariyahah VOA-da ee qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Facebook Forum