Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabsi ka taagan Mandheera kadib dagaal ka dhacay xuduudda


Dadka degan magaalada Mandheera ee deriska la ah degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa dareemaya cabsi xooggan kadib markii toddobaadkii tagay uu dagaal ka dhacay magaalada xadka ay la wadaagto ee Beledxaawo, kaasi oo dhaliyey khasaare badan.

Dadka Mandheera ayaa sheegay inay 9 qof oo deganaa dhinaca xadka oo qoys ahaa ay ka mid yihiin dadkii ku dhaawacmay dagaalka.

Sidoo kale, ganacsigii labada magaalo oo ahaa mid si weyn isugu xiran ayaa xirmay, waxaana yaraadey isu socadka ka dhaxeeyey labada magaalo.

Shakeeya Xassan oo ka mid ah dadka magaalada Mandheera ayaa xaaladda halkaas uga warantey Sahra Cabdi Axmed oo joogta Washington, D.C.

Cabsi ka taagan Mandhera kadib dagaal ka dhacay xuduudda
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00




XS
SM
MD
LG