RIYADH —
Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Talaadadi shaay ku dhawaaqday amar dalkeeda ka mamnuucaya in ay soo galaan, muwaadiniinta ilaa 20 waddan oo ay ku jiraan Mareykanka iyo Imaaraadka Carabta.
Warbixintaan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Saxnuni.
Facebook Forum