Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aung San Suu Kyi waa qof nuucee ah?


Dad kor u haya sawirka Aung San Suu Kyi.
Dad kor u haya sawirka Aung San Suu Kyi.

Mareykanka ayaa Talaadadi shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay, in wixi Isniinki ka dhacay Myanmar ay hadda u aqoonsanyihiin afganbi, halka la filayo in Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay uu go’aan ka qaato saraakiisha millatari ee ka danbeysa afganbiga Myanmar.

Dowladda uu afganbiga ku dhacay waxaa hogaamineysay, Aung San Suu Kyi is. Haddaba, waa qof nuucee ah haweeneydaasi. Sideey wax u dhaceen, yaase hadda talada dalkaasi haya?

Su’aashaasi iyo kuwa kale ayuu Nur Hassan Nur weydiiyay Cabdulqadir Guled oo ah tifaf-tiraha website-ka Somali Dispatch, kuna nool magaalada Red Deer, gobolka Alberta ee dalka Canada.

Halkaan ka dhageyso wareysiga oo buuxa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00



XS
SM
MD
LG