Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Muslimiinta oo soo Dhoweeyay Qaadista Xayyiraaddii Socdaalka


Muslimiinta Mareykanka ayaa soo dhoweeyay wareegtadii Madaxweyne Joe Biden uu ku qaaday xayiraddii Madaxweynihii hore Donald Trump uu ku soo rogay dhowr dal oo Muslimiin ah oo ay Somaaliya ku jirto.

Wariyaha VOA Yuni Salim ayaa la hadashay qaar ka mid ah Muslimiinta Mareykanka warbixintan ayeyna nooga diyaarisay. Waa kan Cabdixakiin Maxamuud Shirwac oo inoo soo kooba.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:51 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG