Isku xirrada

War Deg-Deg ah

New Zealand oo Xuduudeheeda Dunida Ka Xiratey


Dalka New Zealand ayaa Xuduudeheeda ka xiratay Aduunyada kale marka laga reebo Wadanka Australia oo ay derisyihiin kadib markii laba kiis oo Carona Virus ah laga diiwaangeliyey dalkaasi. Kiisaskan ayaa laga helay dad kasoo guryo noqday wadanka Koonfur Africa. Newzealand ayaa mudo ka badan todoba bilood aan laga diiwaangelin wax kiis ah oo COVID-19 ah.

Warbixintan waxaa Melbourne inooga soo direy wariyaha VOA ee Qaarada Australia & Newzealand Ibrahim Cumar Baafo

New Zealand COVID19
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG