ADDIS ABABA —
Xiisadda dhinaca xuduudda ee u dhaxaysa dowladaha Sudan iyo Ethiopia ayaa cirka isku shareertay ka dib markii dowladda Ethiopia ay dalbatay in ciidamada Sudan ku laabtaan meelaha horay ay u joogeen taasoo Sudan ay diidan tahay.
Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan Qaahira kasoo diray.