Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Maxaa laga fahmay khudbaddii caleemo-saarka ee Joe Biden?


Joe biden
Joe biden

Madaxaweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa khudbaddiisii caleemo-saarka ee shalay waxay ka duwaneyd khudbadihii ay Madaxweynayaasha Mareykanku xilligan oo kale ay jeedin jireen.

Waxa ay dhacday iyadoo madaxweynihii isaga xilka ku wareejiyay aanu meesha joogin, sidoo kalena xanuunka COVID-19, iyo cabsi amni dartiis aaney shacabka ka qeyb-galin munaasabadda.

Madaxweynaha ayaa saxiixay dhowr digreeto oo qaarkood saameynaya Soomaalida, sida inuu ka laabtay amarka dadka toddoba dal oo Soomaaliya ay ka mid ah u diidaya inay soo galaan Mareykanka.

Haddaba nuxurkii khudbadda Madaxweyne Biden ayuu Maxamed Colaad Xassan waxuu wax ka weydiiyay Faysal Derri oo ka mid ah taageerayaasha xisbiga Jamhuuriga oo ku sugan Minnesota, iyo Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo ka faallooda arrimaha siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah.

Waxa uu ugu horeyna hordhigay su’aal aheyd wixii ugu waaweynaa khudbadda madaxweynaha, waxaa ku hormaraya jawaabta Feysal Derri.

falanqeynta Khudbadda Biden.
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:36 0:00


XS
SM
MD
LG