Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Joe Biden oo la hadlay shacabka Mareykanka


Biden Inauguration

Joe Biden oo loo dhaariyey Madaxweynaha 46- aad ee Mareykanka ayaa khudbad dheer oo uu ka jeediyey xaflada caleeemo-saarka waxa uu kula hadlay shacabka Mareykanka.

Biden ayaa sheegay in dalka u uku jiro wakhti adag oo kala qeybsanaan ah, wuxuuna sheegay inuu ka shaqeyn doono sidii la isugu keeni lahaa dadka Mareykanka oo loo mideyn lahaa.

Joe Biden ayaa sidoo kale soo hadal qaadey in xanuunka COVID-19 oo Mareykanka uu ka mid yahay meelaha dunida uu sida ba’an uu dunida u saameyey.

Wuxuu kaloo ka hadlay dhaqalaaha iyo dimoqaraadiyada dalkan lagu yaqaaney halka manta ay mareyso.

Sahra Cabdi Axmed ayaa la socotey khudbadda Madaxweyne Biden waxayna ka diyaarisay warbixin kooban.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG