Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Soomaaliya looga arkaa caleemo-saarka Joe Biden iyo Kamala Harris?


Joe Biden ayaa maanta loo dhaarinayaa madaxweynaha Mareykanka, ayada oo afar sano kadib uu Aqalka Cad ka baxayo madaxweyne Donald Trump.

Sidoo kale Kamala Harris ayaa maanta loo dhaarinayaa inay noqoto madaxweyne ku-xigeenka dalka Mareykanka, ayada oo sameyneysa taariikh cusub, islamarkaana noqonaysa haweenaydii ugu horraysay ee madaxweyne ku-xigeen ka noqota dalka Maraykanka.

Haddaba sida Soomaaliya looga arko dhaarinta Biden, ayaa waxaa warbixinadan kasoo diray weriyayaasha VOA.

Sidee Soomaaliya looga arkaa caleemo-saarka Joe Biden iyo Kamala Harris?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:51 0:00


XS
SM
MD
LG