Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay si nabad xukun isugu wareejinta Mareykanka?


Joe Biden ayaa maanta loo dhaarinayaa madaxweynaha Mareykanka, ayada oo afar sano kadib uu Aqalka Cad ka baxayo madaxweyne Donald Trump.

Haddaba muhiimadda ay leedahay in dalka Maraykanka ay afartii sanaba mar ka dhacdo in awoodda la isku wareejiyo iyo waxa ay noqon karto siyaasadda Joe Biden ayaa Haaruun Macruuf waxa uu ka waraystay Professor Cabdi Ismaaiil Samatar oo Cilmiga Juquraafiga ka dhiga Jaamacadda Minnesota, isla markaana cilmi-baare ka ah Jaamacadda Pretoria ee dalka Koonfur Afrika, sidoo kale xubuin ka ah Akadamiyada Sayniska ee Afrika.

Waxaa uu haatan ku sugan yahay magaalada Kismaayo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG