Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa kuma Joe Biden?


Joseph Robinette Biden Jr. ayaa maanta loo dhaarinayaa inuu noqdo madaxweynaha 46-aad ee dalka Mareykanka.

Biden waxa uu noqonayaa madaxweynihii ugu da’da weynaa ee abid fariista Aqalka Cad, waana 78 jir.

Waxa uu muddo dheer soo ahaa Senator ka tirsan Aqalka Senate-ka, isagoo sidoo kale 8 sano soo ahaa madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka ee xilligii madaxweye Barack Obama.

Warbixin ku saabsan taariikh nololeedka Biden waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:16 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG