Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa tuma Kamala Harris?


Kamala Harris
Kamala Harris

Kamala Harris ayaa maanta loo dhaarinayaa inay noqoto madaxweyne ku-xigeenka dalka Mareykanka, ayada oo sameyneysa taariikh cusub.

Harris oo 56 snao jir ayaa noqonaysa haweenaydii ugu horraysay ee madaxweyne ku-xigeen ka noqota dalka Maraykanka.

Kamala Harris waxay soo noqotay Senator matala gobolka California. Waxay sidoo kale gobolkaas ka noqotay xeer ilaaliye guud.

Harris ayaa waxaa iska dhalay laba qof oo muhaajir ahaan ku yimid Marayknaka.

Waxaa taariikhdeeda soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Waa tuma Kamal Harris?
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00



XS
SM
MD
LG