GAARISA —
Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada woqooyiga Bari ee dalka Kenya ayaa hawlo dhex-dhexaadin iyo wacyi galin ah ka billaabay magaalada Gaariisa iyo agagaarkeeda oo ay ku dagaalameen beelo halkaasi degen.
Wariyaha VO, Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan Gaarrisa kasoo diray.